xayaysiis
xayaysiis
Shirka_Garowe

Shirka wada tashiga Soomaalida oo maalintii labaad ka socda Garowe

Shirka wada tashiga Soomaalida wejigiisa labaad ayaa galay maalintii labaad, iyadoo ergada ka qeyb galeysa shirkaasi la filayo inay maanta khudbado kala duwan ka jeediyaan madaxda ka qeyb galeysa shirka, isla markaana ku soo bandhigayaan Sii Akhri »

sharif

Uma dulqaadan karno kama aamusi karno wixii shalay ka dhacay Muqdisho waa wax aan na farxad gelineyn

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin ficilada Xildhibaanada baarlamaanka, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay fowdadii ka dhacday shirkii xildhibaanada ee shalay isugu gacan qaadeen. “Uma dulqaadan karno kama Sii Akhri »

xulka kubadda kolayga ee Somalia

Gabdhaha qaranka Soomaaliya ee kubadda koleyga oo 67-57 kaga badiyay Gabdhaha Qatar

Gabdhaha kubadda Koleyga ee Soomaaliya ayaa guushii ugu horeysay ka gaaray tartanka All Arab Games markii ay 67-57 dhibcood kaga badiyeen gabdhaha kubadda koleyga ee Qatar, ciyaar aad u xiiso badan oo galabtay ka dhacay Sii Akhri »

0 kenyan milatari 2

Ciidamada Kenya oo ka warbixiyey qaraxi maanta ciidankooda lagula eegtay Mandheera

Ciidamada milatariga Kenya ayaa markii ugu horaysay ka war bixiyey qarax maanta gaari ay leeyihiin ciidamada lagula Beegsaday magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya oo ah gobol xad la wadaago Soomaaliya. Qaraxan oo Sii Akhri »

h

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Ku Kulmay Adis-Ababa

Waxaa magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ku sugan madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Shariif iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan Sheekh Aadan Sii Akhri »

Shirka wada tashiga Soomaalida oo maalintii labaad ka socda Garowe

Shirka wada tashiga Soomaalida oo maalintii labaad ka socda Garowe

- Dec 22, 2011
Shirka wada tashiga Soomaalida wejigiisa labaad ayaa galay maalintii labaad, iyadoo ergada ka qeyb galeysa shirkaasi la filayo inay maanta khudbado kala...  Sii Akhri »

Uma dulqaadan karno kama aamusi karno wixii shalay ka dhacay Muqdisho waa wax aan na farxad gelineyn

Uma dulqaadan karno kama aamusi karno wixii shalay ka dhacay Muqdisho waa wax aan na farxad gelineyn

- Dec 22, 2011
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aan la aqbali karin ficilada Xildhibaanada baarlamaanka, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay...  Sii Akhri »

Gabdhaha qaranka Soomaaliya ee kubadda koleyga oo 67-57 kaga badiyay Gabdhaha Qatar

Gabdhaha qaranka Soomaaliya ee kubadda koleyga oo 67-57 kaga badiyay Gabdhaha Qatar

- Dec 12, 2011
Xulka kubadda kolayga ee Somalia Gabdhaha kubadda Koleyga ee Soomaaliya ayaa guushii ugu horeysay ka gaaray tartanka All Arab Games markii ay 67-57 dhibcood...  Sii Akhri »

Ciidamada  Kenya oo ka warbixiyey qaraxi maanta ciidankooda lagula eegtay Mandheera

Ciidamada Kenya oo ka warbixiyey qaraxi maanta ciidankooda lagula eegtay Mandheera

- Nov 24, 2011
Ciidamada milatariga Kenya ayaa markii ugu horaysay ka war bixiyey qarax maanta gaari ay leeyihiin ciidamada lagula Beegsaday magaalada Mandheera ee gobolka...  Sii Akhri »

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Ku Kulmay Adis-Ababa

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Ku Kulmay Adis-Ababa

- Nov 24, 2011
Waxaa magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ku sugan madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Shariif...  Sii Akhri »

Dawlada Itoobiya Ayaa Sheegtay in ay Ka Qayb Qaadanayso La Dagaalanka Al shabaab

Dawlada Itoobiya Ayaa Sheegtay in ay Ka Qayb Qaadanayso La Dagaalanka Al shabaab

- Nov 24, 2011
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ay Dawlada soomaaliya ka caawin doonaan Dagaalada ay kula jirto Koox deemeedka alshabaab ee inta badan gacanta...  Sii Akhri »

Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Ku Sugan Dalka itoobiya.

Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Ku Sugan Dalka itoobiya.

- Nov 24, 2011
M/weynaha DFKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee aadan cade magalada Muqdisho isagoo ku siijeeda xarunta...  Sii Akhri »

Barlamaanka Puntland  oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka  Golaha..

Barlamaanka Puntland oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha..

- Nov 24, 2011
Barlamaanka dawlada puntland ayaa maanta meel mariyay xeer hoosaadkii golaha oo in mudo ah doodiisu ay ka socotay guduha golaha baarlamaanka Puntland. Fadhiga...  Sii Akhri »

Shirkada Golis Laanteeda Gal Mudug oo La Weeraray .

Shirkada Golis Laanteeda Gal Mudug oo La Weeraray .

- Nov 24, 2011
Meleeshiyo hubaysan kana soo jeeda maamulka gal mudug ayaa caawa maqribkii dhac u gaystay xarunta shirkada golis ay ku leedahay xaafada wadajir ee kuunfurta...  Sii Akhri »

Baasto. Puntland Waxay Wadaa qorshe Dagaal oo ka dhan ah Gal mudug .

Baasto. Puntland Waxay Wadaa qorshe Dagaal oo ka dhan ah Gal mudug .

- Nov 24, 2011
Maamulka galmudug ee kuunfurta Gobalka Mudug ayaa si caro leh uga jawaabay warsaxaafadeed shalay ka soo yeeray dawlada puntland oo ahaa in maamulkaas oo...  Sii Akhri »

Waraysiyo

Wararkii maanta ee website ku soo dhawaada

Wararkii maanta ee website ku soo dhawaada

- Oct 14, 2011
  Waa website cusub oo aad kala socon kartaan wararka , maqaallada iyo faallooyinka ku saabsan Soomaaliya, haddaba ha moogaan websiteka birmad.com oo...  Sii Akhri »

Wararka website Birmad halkan kala soco

Wararka website Birmad halkan kala soco

- Oct 14, 2011
Waxaa kusoo dhawaataan birmad   Waa website ku saabsan arrimaha Soomaalia Waa website cusub oo aad kala socon kartaan wararka , maqaallada iyo faallooyinka...  Sii Akhri »

Maxaa ku cusub bogga Birmad Maanta

Maxaa ku cusub bogga Birmad Maanta

- Oct 14, 2011
Waa website ku saabsan arrimaha Soomaalia Waa website cusub oo aad kala socon kartaan wararka , maqaallada iyo faallooyinka ku saabsan Soomaaliya, haddaba...  Sii Akhri »

Kusoo dhawaada Birmad – website cusub

Kusoo dhawaada Birmad – website cusub

- Oct 14, 2011
Kusoo dhawaada Birmad – website cusub Waa website cusub oo aad kala socon kartaan wararka , maqaallada iyo faallooyinka ku saabsan Soomaaliya, haddaba...  Sii Akhri »

suugaan

Garoowe oo ay ka socodaan qaliimo si tabarucaad ah

Garoowe oo ay ka socodaan qaliimo si tabarucaad ah

- Oct 15, 2011
Isbitaalka guud ee Garowe ayaa labadii asbuuc ee u danbaysay waxaa ka socday qaliimo iyo daaweyn ay fidinayeen dhakhaatiir ajaanib ah kuwaasi oo si taborucaad...  Sii Akhri »

gabay

gabay

- Oct 14, 2011
  » Sii Akhri »

© 2011 Birmad.com - All rights reserved. · RSS Farsamadii AqoonKaal.com